Fear of flying: signs, symptoms and treatment.
Air travel is considered the safest modes of transport. Despite this, for a substantial number of people, the thought of flying invokes a profound fear. This fear, commonly known as…
Air travel is considered the safest modes of transport. Despite this, for a substantial number of people, the thought of flying invokes a profound fear. This fear, commonly known as…
In the vibrant era of the 1960s, a wave of independence swept across Africa. Nations, one after another, unfurled their flags of sovereignty, and with this newfound freedom, they sought…
Ardaynimadii waan sii laabay. Waxa aan galay safar ruuxi ah oo nasasho iyo dal barasho isugu jira. Diyaarada la yidhaahdo Ryanair ee laga leeyahay dalka Ireland, oo lagu sheego kuwa…
Sanadkii 2009kii waxa aan waxbarasho ka bilaabay kulliyada city of Bristol College oo ku taala magaaladii aan degenaa ee Bristol. Waxa aan baran jirey Aviationka. Sidoo kale, waxa aan baran…
Wakhtigu waa bilowgii sanadihii 2000ka. Waxa aan ka mid ahaa shaqaalaha diyaarada ka dhex shaqeeya ee loo yaqaan “Cabin crew”. Shirkada aan u shaqaynayey waa Damal Airlines oo u kala…
Sanadku waa horaantii 1999kii, goobtuna waa Dubai caasimad ganacsiyeedka dalka Midowga Imaaraatka carabta. waxa aan markaas uun shaqo ka helay shirkadii diyaaradaha ee Damal Airlines ee xarunteeda guud ahayd magaalada…
Qaybtii hore ee sheekada, waxa aan ku xusay in warqadii baadhitaanka COVID19 oo negative ah aan soo qaatay. ka bacdina, aan tigit bas soo iibsaday si aan u tago Sofia,…
April dhamaadkeedii 2021, ayaan ka dhoofay magaalada Hargeisa aniga oo ku sii jeeda dalka UK oo reerkaygu degan yahay. Hase yeeshee, maadaama lagu jiray xilligii uu xanuunkii COVID 19 aduunka…