Doorashada saxda ah ee diyaaradaha wakhtiga dhoofka!
Sida caadiga ah, wakhtiga ay soo dhowaadaan ama la gudo-galo xilliyada fasaxa ee xagaaga, waxa dadka badankiisa gasha naruuro iyo nashaad hor leh. Waan dhoofayaa, lixda bisha ayaan ku qoranahay, aniga…
