Noocyada iyo faa`iidooyinka safarada cirka, dhulka iyo badda
Soomaalidu waxa ay ku maahmaahdaa Nin aan dhul marini dhaayo ma leh iyo bartii yaqaan bari uma korodho. Labadan maahmaahood ee caanka ahi waa dhiirigalin dadka lagu dhiirigalinayo in ay…
Soomaalidu waxa ay ku maahmaahdaa Nin aan dhul marini dhaayo ma leh iyo bartii yaqaan bari uma korodho. Labadan maahmaahood ee caanka ahi waa dhiirigalin dadka lagu dhiirigalinayo in ay…
Dubai International Airport, waa meesha ay maraan Somalida ugu badan ee ka soo dhoofa ama u dhoofa dalkii hooyo. Waa madaar aan muddo badan ka shaqayn jirey, kana dhoofi jirey.…
Qormo hore waxa aan kaga hadlay, sida ay muhiim u tahay in uu qofku doorto diyaarad iyo dariiq ku munaasib ah safarkiisa, si uu uga badbaado caqabado ku yimaada socdaalkiisa.…
Sida caadiga ah, wakhtiga ay soo dhowaadaan ama la gudo-galo xilliyada fasaxa ee xagaaga, waxa dadka badankiisa gasha naruuro iyo nashaad hor leh. Waan dhoofayaa, lixda bisha ayaan ku qoranahay, aniga…