Waa maxay nidaamka Advanced Passenger Information (API) ee la isugu diro xogta dhoofayaasha?
Waligaa ma maqashay nidaamka loo yaqaano API ee la isugu diro xogta dhoofayaasha? Dhawaan, hay`ada socdaalka ee Soomaaliya (Somalia Immigration Agency) waxa ay ku wargalisay shirkadaha diyaaradaha ee caalamiga ah,…