Skip to content
Cirmaax
  • Home
  • About us
  • Blog
  • Contact
  • Home
  • About us
  • Blog
  • Contact
Shirkadihii Diyaaaradaha iyo Ganacsigii Soomaalida ee Dubai
Stories

Shirkadihii Diyaaaradaha iyo Ganacsigii Soomaalida ee Dubai

Shirkadihii Diyaaaradaha iyo Ganacsigii Soomaalida ee Dubai ka hanoqaaday horaantii 1990kii, waxa ay markhaati cad u ahaayeen kartida ganacsi iyo firfircoonida Soomaalida. Anigu muddo dheer ayaan ku noolaa magaalada Dubai…

0 Comments
28/06/2024
Maaraynta nolosha Qurbaha: Arday, Aabe, Shaqaale iyo Dalxiise Q 2aad
Stories

Maaraynta nolosha Qurbaha: Arday, Aabe, Shaqaale iyo Dalxiise Q 2aad

Ardaynimadii waan sii laabay. Waxa aan galay safar ruuxi ah oo nasasho iyo dal barasho isugu jira. Diyaarada la yidhaahdo Ryanair ee laga leeyahay dalka Ireland, oo lagu sheego kuwa…

0 Comments
16/05/2024
Maaraynta nolosha Qurbaha: Arday, Aabe, Shaqaale iyo Dalxiise Q 1aad
Stories

Maaraynta nolosha Qurbaha: Arday, Aabe, Shaqaale iyo Dalxiise Q 1aad

Sanadkii 2009kii waxa aan waxbarasho ka bilaabay kulliyada city of Bristol College oo ku taala magaaladii aan degenaa ee Bristol. Waxa aan baran jirey Aviationka. Sidoo kale, waxa aan baran…

0 Comments
16/05/2024
Xusuustii Damal Airlines: Cabsidii Diyaarada iyo wadne xanuunkii Qurbejooga!
Stories

Xusuustii Damal Airlines: Cabsidii Diyaarada iyo wadne xanuunkii Qurbejooga!

Wakhtigu waa bilowgii sanadihii 2000ka. Waxa aan ka mid ahaa shaqaalaha diyaarada ka dhex shaqeeya ee loo yaqaan “Cabin crew”. Shirkada aan u shaqaynayey waa Damal Airlines oo u kala…

0 Comments
12/05/2024
Xusuustii Damal Airlines: Cabsidii Diyaarada iyo oohintii Ganacsadaha!
Stories

Xusuustii Damal Airlines: Cabsidii Diyaarada iyo oohintii Ganacsadaha!

Sanadku waa horaantii 1999kii, goobtuna waa Dubai caasimad ganacsiyeedka dalka Midowga Imaaraatka carabta. waxa aan markaas uun shaqo ka helay shirkadii diyaaradaha ee Damal Airlines ee xarunteeda guud ahayd magaalada…

0 Comments
11/05/2024
Safarkaygii Istanbul, Turkey – Sofia, Bulgaria ilaa UK!
Stories

Safarkaygii Istanbul, Turkey – Sofia, Bulgaria ilaa UK!

Qaybtii hore ee sheekada, waxa aan ku xusay in warqadii baadhitaanka COVID19 oo negative ah aan soo qaatay. ka bacdina, aan tigit bas soo iibsaday si aan u tago Sofia,…

0 Comments
11/05/2024
Safarkaygii Hargeisa, Somaliland – Istanbul, Turkey
Stories

Safarkaygii Hargeisa, Somaliland – Istanbul, Turkey

April dhamaadkeedii 2021, ayaan ka dhoofay magaalada Hargeisa aniga oo ku sii jeeda dalka UK oo reerkaygu degan yahay. Hase yeeshee, maadaama lagu jiray xilligii uu xanuunkii COVID 19 aduunka…

0 Comments
11/05/2024

Travel and discover the world with us

Join the fun

Email is required Email is not valid
Thanks for your subscription.
Failed to subscribe, please contact admin.

Follow Us on social media

  • Opens in a new tab
  • Opens in a new tab
  • Opens in a new tab
  • Opens in a new tab
  • Opens in a new tab
  • Opens in a new tab
  • Opens in a new tab
  • Home
  • About us
  • Blog
  • Contact
Copyright: Cirmaax 2024
error: Content is protected !!

Terms and Conditions - Privacy Policy