Wax ka ogow nidaamka Advanced Passenger Information (API)
Hay`ada socdaalka ee Soomaaliya (Somalia Immigration Agency) waxa ay ku wargalisay shirkadaha diyaaradaha ee caalamiga ah, in ay soo gudbiyaan macluumaadka dhoofayaasha ama rakaabka (Passengers) ay sidaan, laga bilaabo 31…