Noocyada iyo faa`iidooyinka safarada cirka, dhulka iyo badda

Soomaalidu waxa ay ku maahmaahdaa Nin aan dhul marini dhaayo ma leh iyo bartii yaqaan bari uma korodho. Labadan maahmaahood ee caanka ahi waa dhiirigalin dadka lagu dhiirigalinayo  in ay…

Comments Off on Noocyada iyo faa`iidooyinka safarada cirka, dhulka iyo badda

Xog muhiim ah oo ku saabsan noocyada tigidhada diyaaradaha!

Qormo hore waxa aan kaga hadlay, sida ay muhiim u tahay in uu qofku doorto diyaarad iyo dariiq ku munaasib ah safarkiisa, si uu uga badbaado caqabado ku yimaada socdaalkiisa.…

Comments Off on Xog muhiim ah oo ku saabsan noocyada tigidhada diyaaradaha!

Doorashada saxda ah ee diyaaradaha wakhtiga dhoofka!

Sida caadiga ah, wakhtiga ay soo dhowaadaan ama la gudo-galo xilliyada fasaxa ee xagaaga, waxa dadka badankiisa gasha naruuro iyo nashaad hor leh. Waan dhoofayaa, lixda bisha ayaan ku qoranahay, aniga…

Comments Off on Doorashada saxda ah ee diyaaradaha wakhtiga dhoofka!