Xusuustii Damal Airlines: Cabsidii Diyaarada iyo wadne xanuunkii Qurbejooga!
Wakhtigu waa bilowgii sanadihii 2000ka. Waxa aan ka mid ahaa shaqaalaha diyaarada ka dhex shaqeeya ee loo yaqaan “Cabin crew”. Shirkada aan u shaqaynayey waa Damal Airlines oo u kala…